Magaalada Jigjiga oo si weyn looga dabaaldegay Munaasabada Ciida (Sawirro)

Kumannaan qof ayaa munaasabadda salaadda ciidda Carafo ku tukaday barxadda garoonka weyn ee ciyaaraha magaalada Jig-jiga ee caasimadda Deegaanka Soomaalida. Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaana bulshada kala qeyb-galay tukashada Salaada. Mustafe Muxummed Cumar ayaa fadliga munaasibadda ciidda awgeed ugu duceeyay bulshada, isagoo shacabka ugu baaqay iney gacan siiyaan dadka fuqarada ciida … Continue reading Magaalada Jigjiga oo si weyn looga dabaaldegay Munaasabada Ciida (Sawirro)